Taariikh Nololeedhkii "Sh.Axmed Diidat" Oo Kooban W/Q:A/Razaq Ibrahim Ali
June 26, 2017
Latest Headlines:   _

Taariikh Nololeedhkii "Sh.Axmed Diidat" Oo Kooban W/Q:A/Razaq Ibrahim Ali

0
Friday March 24, 2017 - 16:40:07 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikh Nololeedhkii "Sh.Axmed Diidat" Oo Kooban W/Q:A/Razaq Ibrahim Ali

    Taariikh Nololeedhkii "Sh.Axmed Diidat" Oo Kooban W/Q:A/Razaq Ibrahim Ali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikh Nololeedhkii "Sh.Axmed Diidat" Oo Kooban W/Q:A/Razaq Ibrahim Ali

Ilaahy ayay mahad oo dhami u sugnaaty Amaan &nabad-galyo nabi muxamad korkiisa ha ahaato intaa ka dib:

Sh. Axmed Husain diidat waxa uu ku dhashay magaalada Dashkinar gobolka suwarat ee wadanka india.

Isla markii uu dhashayba aabihii waxa uu u safray xagaas iyo dalka koonfur afrika aabihii waxa uu ahaa dawaarle kadib sh.axmed waxa uu aabihii ka daba tagay sanadii 1927kii markii waxbarashadii hindiya aad u adkaatay waxa ay dhimatay hooyadii kadib markii uu aaday dalka koonfur afrika ee uu aabihii kadaba tagay.

Sh.axmed diidat oo aad u yaraa waxa soo waajahay duruufo aad u adag laakiin iyada oo taasi jirto hadana waxa uu ku dadaalay sidii uu u

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip