Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen Iyo Taliyaha Booliska Togdheer Oo Hadhwanaagnews U Xaqiijiyay.
March 29, 2017
Latest Headlines:   _

Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen Iyo Taliyaha Booliska Togdheer Oo Hadhwanaagnews U Xaqiijiyay.

0
Monday March 20, 2017 - 13:38:44 in Wararka by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen Iyo Taliyaha Booliska Togdheer Oo Hadhwanaagnews U Xaqiijiyay.

    Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen Iyo Taliyaha Booliska Togdheer Oo Hadhwanaagnews U Xaqiijiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen Iyo Taliyaha Booliska Togdheer Oo Hadhwanaagnews U Xaqiijiyay.

Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Loosoo Gudbiyey Laba Nin Oo Kamid Ah Dadka Isticmaala Maandooriyeyaasha Oo Midkood Geeriyooday Ka Kalena U Dhaawac Yahay Laguna Dabiibayo Xaaladiisa Caafimaad Cusbitalka Burco, Kadib Markii Ay Cabeen Mandooriyaha Isbiirtada Ah Oo Ay Isku Dardareen, Taasi Oo Ku Keentay Inay Khatar Galiso Nafahoodii, Sida U Noo Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Cabdi Muuse Cabdillaahi.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Ayaa Sidoo Kale Waxaa U Xusay Inay Ilaa Hada Ku Wadaan Baadhid Rasmi Ah, Marka Aan Baadhidaasi Dhamaynona Waxaan Ka Bixin Doona Tafaasiir Dheeraad Ah, Waa Sida U Hadalkiisa U Dhigaaye.

 

Dhanka Kalena Isuduwaha Cusbitaalka Guud Ee Gobolka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali



Oo Aan Khadka Telefoonka Kula Xidhiidhnay Ayaa Noo Sheegay In Aanu Waxba Kala Socon Arrinkaasi Uuna Ku Sugan Yahay Hargeysa,Waxaana Ay Taasi Muujinaysaa Fashilaada Isu Duwaha Cusbitaalka Gobolka Togdheer Oo Aan Isagu War Ka Hayn Marxaladaha Uu Marayo Cusbitaalku.

 

 

 

GOORDHAW FILO MUUQAALKAN 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip