Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.
July 23, 2017
Latest Headlines:   _

Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.

0
Saturday March 18, 2017 - 16:03:44 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.

    Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.

Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Waddani UK.

Waxa lagu War-galinayaa dhamaan Masuuliyiinta,Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Wadani, in ay kasoo qayb galaan Kulan balaadhan oo ka dhici doona Bariga Magaalada London.


Waxa Marti inoogu ah Waftiga Balaadhan ee uu Hogaaminayo Musharaxa Xisbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi(Cirro), iyada oo ay ku wahelinayaan,Hogaamiyaha Xisbiga Waddani, Gudoomiyaha K/meel gaadhka ah,Xoghayaha arimaha Dibadda iyo Masuuliyiin kale oio Xisbiga Waddani Miisaan ku leh.

Sidaa darteed waxa laga Codsanayaa Dhamaan Xisbiga Waddani UK in ay Wakhtiga Ilaaliyaan.

Wakhtiga ay Bilaabmayso.
7:00PM-11:00PM,Habeenka Sabtida.
18/03/2017.

Update this place
The Waterlily Venues
69-89 Mile End Road, London, E1 4TT

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip