Ganacsade Xaaji Abdirisaq Cumaani Waa Nin Wadanka Maaglashi Badan Galiyey Oon Lagu Xaman Qabyaalad Iyo Qoqob Qoraa:— Yuusuf Diiriye Sahal
May 26, 2017
Latest Headlines:   _

Ganacsade Xaaji Abdirisaq Cumaani Waa Nin Wadanka Maaglashi Badan Galiyey Oon Lagu Xaman Qabyaalad Iyo Qoqob Qoraa:— Yuusuf Diiriye Sahal

0
Saturday March 18, 2017 - 16:03:44 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsade Xaaji Abdirisaq Cumaani Waa Nin Wadanka Maaglashi Badan Galiyey Oon Lagu Xaman Qabyaalad Iyo Qoqob Qoraa:— Yuusuf Diiriye Sahal

    Ganacsade Xaaji Abdirisaq Cumaani Waa Nin Wadanka Maaglashi Badan Galiyey Oon Lagu Xaman Qabyaalad Iyo Qoqob Qoraa:— Yuusuf Diiriye Sahal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsade Xaaji Abdirisaq Cumaani Waa Nin Wadanka Maaglashi Badan Galiyey Oon Lagu Xaman Qabyaalad Iyo Qoqob Qoraa:— Yuusuf Diiriye Sahal

Horn China Group waa shirkad ka mida shirkadaha gaarka loo lee yahay oo hurumar iyo waxqabad casri ah kuso kordhisay somalliland, waana shirkadii ugu horeysay ee kuso kordhisay wadanka lamidayada casriga ah ee rooga loo yaqaano , waa shirkadii ku guulaysatay run wayga Airport Hargaysa iyada oo loo eegay kartida, agabka , iyo khibrada ay u leedahay samaynta laamiyada iyo run wayada diyadaraha , marka waxay ku guulaysatay inay dhamaystirto madaarka Hargaysa, iyado o ay dowlada Somaliland iyo Kuwait ku gudoonsiiyeen shahaado sharaf, shirkadu waxay kale oo Ay Ku guulaysatay china Horn group inay dayac tirto laamiga halbowlaha e hargaysa, shirkada horn china group waxay shaqo-abuur u samaysay dhalinta Somaliland iyada o shaqaale aad u tiro badani


ka shaqeeyaan sidoo kale waxay shaqo u samaysay gaadiidka Somaliland, waxay sidoo kale shirkada deeq lacageed ugu deeqday siisay wadoonka ka socda dalka, hadaba shirkadaas o waxqabadkeedu intaas aynu soo sheegnay iyo inkabadanba ay jirto, waxa nasiib daro ah in maanta lagu eedayo qabyaalad iyo eex, waxaanu leenahay waxaasi waa waxba kama jiraan shirkadu waxay wax ku heshaa tartan, kuwii shuruudaha buuxin wayey inay shirkada ku tilmaamaan in madaxwaynaha isku hayb yihiin taasi wa nasiib daro.

Shirkadu wa shirkad wayn, wadankana waxbadan u qabatay, waxayna baal dahaba kaga jirta shirkadaha Somaliland iyo Somalia ba ka howl gala, markaa waxaan u sheegaya Umada Somaliland inay kala saran siyaasada iyo ganacsiga.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip