Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn
March 29, 2017
Latest Headlines:   _

Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn

0
Saturday March 18, 2017 - 16:03:44 in Maqaallo by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn

    Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn

Gabay: Berberi Wax Mobile Lagu Qaado Ka Weyn

 

Dhaqaneiyo dhaashane

dhalin weeye magaallo.

dhaqankoodu mid maaha .

Dhaliil la iskama qaato .

DHafoor taabasho weeye .

Dhibtana la iskuma eego.

daily way kaftamaan .

Hadana la isma dhegaysto.

Dhoohanaad tahay waalan

iyo adaa dhoocil ka liita

warkoodaa ku dhamaadee .

Kaalayoo bal dhegayso.

Dhaqane:Waar kaalay ninkii Muse ma markuu maqlay Ciro wuxuu u soo khudbadaynayaa baarlamaanka Ingiriiska ayaa tidhaahdeen orod adna baarlamanta Kiiniya u soo khudbadee?


Dhaashane:Waar adeerow dalka mudaharaadada ka daaya oo horuu marka wadanka ha ka hor imaninee .Suga intaanu wax idiin qabanayno.

Dhaqane:Adeer Berberi wax mobile lagu qaado ka weyn.Carabtan aa soo lugoyseen ee idin waydiinaya maxay reer Berberi la mudaharaadayaan?waxaa

ku tidhaahdaan waxay leeyihiin (BAXRAL BERBERA MUSH LIL BIIC ).

Dhaashane:Waar heedhe waxaa iga daayoo ma maqshay magaaladii Hargeisa waxaa soo galay dad caruurta kelyaha kala baxaya?

Dhaqane:Horta waa kuma wasiirka mashruuca ku qaatay arintaa ee yamantii inagu soo qaxday ka shaqaysiiyey?Sow ma ogid arinkaasi wuxuunbuu bilaabmay intii yamantu inagu soo qaxdee?

Dhaashane:Ala dacaayad xumaa.waar adeer masaakiinta qaxootiga inoogu timi ma in la mastaafuriyaad damacday dacaayada ka daa dee.Waar heedhe taan doonayeyba ilaawee,Ninkii Saylici muxuu waxan oo wasiiro ah iska soo daba dhigay?

Dhaqane:Dee waxaa kala dhamaan waydeen ,Ciraa wefdi Ingiriiska geeyey,Musaa wefdi Kiiniya geeyey.Wax ka gurta dee wakaa isna bundad wasiiro ah kaxaystee.

Dhaashane:Kolay horuu mar uun buu ku maqanyey .Saldhigii buu soo dhamaystirayaa malaa.

Dhaqane:Maan khaldanayn markaan lahaa:

Dayr baan ku xidhay oo Berberi xero dagaal weeye

Iyo dalkeenaan horuu marinayaa way iga degi wayday.

Waa qalinkii:Baxnaan x aden diiriye

Sweden

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip