Waa maalintii Murugada Iyo Mugdiga Xanabaarsanay.
March 29, 2017
Latest Headlines:   _

Waa maalintii Murugada Iyo Mugdiga Xanabaarsanay.

0
Saturday March 18, 2017 - 16:03:44 in Maqaallo by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa maalintii Murugada Iyo Mugdiga Xanabaarsanay.

    Waa maalintii Murugada Iyo Mugdiga Xanabaarsanay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa maalintii Murugada Iyo Mugdiga Xanabaarsanay.
Mud Ay Ka Soo wareegen 12 sano ayaa maalin maalah ka mid ahaa la keenay meel laygu yidhi wax barshaa laga dhigtaa runtii waxaan ahaa qof aad u yar waxaan arkayay oo qudha waalid farxasan iyo caruur faraxsan oo ciyaarsaya oo qudha waxaa wad sheekaysanyay waalidka halka ubadakooduna wad ciyaarayeen Xaqiiqdii may garaneen caruurtu meesha la keenay balse waxa loogu sheegay inay tahy iskuul wax laga barto Mudo yar ka dib macalimin baryaal iyo maamulah dugsiga oo qudbada la kacay ayaa waalidkay u sheegay in iskuulka la qoray caruurtoodii laguna kal qoray waqtiyo kala gaar gaar ah . Maalintii ku xigtay waxa lay keenay fasal aan qof qof ka aqoon waxaanan gu’ada galay wax barashadyadii is barsho iyo ciyaar caruurnimo ka dib Waxaan arakay nin fir firan coon oo galaaska qosol iyo ciyaar farxad wata la dhex galay ardaydun runii ay aad ugu wad riyaaqyaan barashadiisa soon dhaweenyaay midba midka kale u ka haysto kan cidhiidhsanyo in uu ka hor barto Marka uu soo galo fasalka waxa loo kal dheeren jiray u qabashaad kursigiisa runtii kumuu helin hanta iyo maal baadan laandheerenimo iyo xoog ee waa kasbasho uu kasbaday guud ahaan ardyda oo dhan Shiqsigaasi wax uu ahaa marxuun maxamede aadan cabdi ‘’maxamed TIMO’’ runtii wax uu shiqsi ilahy siyay aqoon akhlaaq dad la dhaqan intaba ilahy ku maneesaty Waxaan soo wad marnay nolol iyo rafaad runtii murug iyo qiir gaar ah xanbaarsanwaan shiqsi ila soo qaaatay noloshayda intii xiisah iyo waayahy qaaliga layhd maxamed waxaan mudo 12 sano wad fadhinay kursi yar iyo mis yar oo aad aragtay intuu leeg yahay hadan waxay iiga qiimo badneed aduunka wax yaal oo dhan had iyo jeer waxan ku mashqulsanan jiray oo qudh afkiisa iyo faraxda uu ku jiro oo xataa sababi jirtay in xiisadh gaar ay idhaafan . Maxamed wax uu aha rag iigu dhow duunka rag aan la tashada aanay marnaba ka maarmin noloshaydu wax uu ahaa qof i qadariya in maamuusa runti markaan ka diiqadodo magaalad waan lahdli jiray waayo wax uu ahaa qaboojiyah masakax bili aadanka Hal ku dhigyadii ama astaamaah aan ku xasuusto waxaa ka mid ah maxamed ixtraanka dadka , bulshaawi ah , deeqsi ah ,hiil iyo hooba leh , waxa mar walb inga iyo asxaabt kale nagu wacdiyi jiray diinta iyo qadarinta waalidka ixtiraanka maclimiinta iyo maamulka Xalaay goordanbe habeen nabi cagta iyo sanqadhu go’an tahay ayaa waxa soo dhacay telphon ku dhacya cod gaar ah leh sanqadh iyo sawaxan anan waliga arag waa lanabr aan ii save garsaneen waan qabatay cod aan ka dhan dhan saday qiiro ayaa wax uu ii sheegay in ninkaasi go’ay waaa maxamed aadn cabdiye . fakar iyo maskaxda oo iblees dabad ka riixay waxan go’aansaday ducada inan badiyo Ilaahii lahaa baa ka xaysaty waana jid aaan wad marayno qof walba ma jiro qof la dhaafy aduunka waan hubaal inaaasi ina wad sugayso waxaa laynooga baahan yahy samir iyo iiman saadiq Waxaan mar laabd iyomar saddexaadba tacsi u diryaa guud ahaan qoyskii iyo qarabdii uu ka baxay maxamed aadn cabdi iyo gaar ahaan asxaabtii aan soo wad marnay rafiqa dheer ee mudada soo taxnaa waa aradaydi aan isku fasalka ahyne . Geerdii Maxamed Bay Sheegyaan Gcal Hay waayne
Qoraa Boqor Jante
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip