Abaarii Oo Maraysa Marxaladii Ugu Adkay Duunyo wan Aragnaaye Dad Maxaa Qoyanaa"
July 23, 2017
Latest Headlines:   _

Abaarii Oo Maraysa Marxaladii Ugu Adkay Duunyo wan Aragnaaye Dad Maxaa Qoyanaa"

0
Tuesday March 14, 2017 - 17:18:57 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaarii Oo Maraysa Marxaladii Ugu Adkay Duunyo wan Aragnaaye Dad Maxaa Qoyanaa"

    Abaarii Oo Maraysa Marxaladii Ugu Adkay Duunyo wan Aragnaaye Dad Maxaa Qoyanaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaarii Oo Maraysa Marxaladii Ugu Adkay Duunyo wan Aragnaaye Dad Maxaa Qoyanaa"

Abaar ayaa dhahratay oo dhirtii saac kuma yeedho dhulkiina buuhiye iyo boodh ayaa is barkaday
Dhirtii shalay daba muluclaha iyo faraqu kalushay cagaarka iyo caynkay u eekaayeena daymada Cajibanaysay Xabkaha iyo midhii kuyalayna ay dadku Qadhaaban jireen xooluhuna BarQada horeba kaQaraari jireen
Hada way Qalaleen oo xaabo ahaanbaa loo isticmaalay
Dhulkiina waa mid ayna idhuhu kuu qabanayan oo kul iyo hanfi kaahor imanaayo nin maray mooyaane nin daar kujiraa anu malayn karaynin marxalada meeshaasi kajirta

Dadkii xoolihii way kabaxeen biyo LA,aan iyo baad LA,aan baaney kusugan yihiin Qaarkood way bara kaceen dad kale ayayna dulsaar kuyihiin kuwa kale haraad iyo gaajo ayay ugeeri yoodeen kuwo kalena way fekereen farahayna iskula hadleen
Inka midina waxay hayaan wadadii geerida hadaan laga soogaadhin oo majiraan xoolo uxaraysan oo ay nafta kula eertaan biyo ay jidiinka kuqooyaan iyo soor ay Quutan toona
Wayna kusii noolyihiin wax walalahooda musxinanta uga yimaada oo an hada kufilayn
Gududii abaaraha waa laga hoogay Qofna hookuma yidhaahdaan Caagad biyo ah oo naftaada kubadbadiso
Hadana intaa lacago iyo raashino ayaa lagu wareejiyaa si ay dadka abaaruhu halakeeyen ugaadhsiiyaan
O'Day an lakulmay ayaa waxa uu sheegay in abaartani tahay Dabadheer oo bilaa dowlada anigoo halkaasi iga muuqatay in adeegee dowladu gaabisyahay inkastoo aydowladeenu awood ulahayn dadka inay kafaalo qado oo ayna dhaqaaluhu usaamaxayn hadana waxay hagranaysaa jira
Oo guntiga dhiusha halayskaga dhigo oo dadka meel halooga soowada Jeesto
Dalkana xaalad emerjensiya hala Geliyo haloona guntado sidii dadkaa nafahooda loobad baadin lahaa

Wabilaahi towfiiQ
Qalinkii Muuse axmed Jaamac



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip