Rer Xirsi Amaan Rerka Daba-yaal.By: Nuur Guuruje.
July 23, 2017
Latest Headlines:   _

Rer Xirsi Amaan Rerka Daba-yaal.By: Nuur Guuruje.

0
Sunday March 12, 2017 - 12:35:22 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rer Xirsi Amaan Rerka Daba-yaal.By: Nuur Guuruje.

    Rer Xirsi Amaan Rerka Daba-yaal.By: Nuur Guuruje.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rer Xirsi Amaan Rerka Daba-yaal.By: Nuur Guuruje.

Kaftanka maanta , Reerka Xirsi Amaan Reerka daba-yaala =


Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii aan Gumaystaha Ingiriisku arladan imanin ayaa niman socoto ihi kusoo baxeen ilma yar oo meel xoolo la jooga , dabeeto ilmihii bay haybsadeen cidda uu yahay , dabeeto ilmihii wuxuu ragii socotoda ahaa ugu jawaabay ” Waxaanu nahay Reerka Xirsi Amaan , Reerka Daba-yaala reerka sii daba-yaala ” .

Imika waa halka ilmahaas yarre , Xisbiga Kulmiye dalka Somaliland wuxuu u haystaa , Kulmiye , Dadka daba-yaala iyo Dadka sii daba-yaala .

Haddii aad aragto Siyaasi Kulmiye ah oo axsaabta ku eedaynaya Faqash buu ahaan jiray ama Mogdisho ayuu doonayaa hala yaabin wuxuu u haystaa in uu Wadanka ka xigo’e .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip