"Dhulkii Wuu Engagay" Abwaan Laab'saalax Maanso.
November 24, 2017
Latest Headlines:   _

"Dhulkii Wuu Engagay" Abwaan Laab'saalax Maanso.

0
Thursday March 09, 2017 - 13:32:03 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dhulkii Wuu Engagay" Abwaan Laab'saalax Maanso.

    "Dhulkii Wuu Engagay" Abwaan Laab'saalax Maanso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhulkii Wuu Engagay" Abwaan Laab'saalax Maanso

Dhulkii Wuu Engegan yahay
Waa Awaare Laga Naxo
Omos Weeyi Dhaayuhu
Eegmada ka Maagaan
Baryo Muu onkodin roob
Ufadiisu may jirin
Dhibiciisa lama arag
Gebe aadmigii Taag
Dadkii Wuu ildaran yahay
Maalmihiyo Ayaamuhu
Way Fool Adkaadeen
Sidii Loo Abaarsaday
Waa Loo itaal Gabay
Dayro Weeyi arligii
Ceelashii Irmaanaa
Biyihiii Laguma Oga
Nafluhuna Awood ma leh
Mana Xamilo Oonkoo
Way Idlaatay Duunyadu
Bakhtigaa arlada siman
Dhurwaagii Dul iman jiray
Raqda ay Cido ah taal
Isna Wuu Ag Yaalaa "”Laabsaalax




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip