Wadamadii Nidaamka Qabiladu Ku Xoognaa Way Burbureen Sida Yemen,Lebya Iyo Somalia.
August 21, 2017
Latest Headlines:   _

Wadamadii Nidaamka Qabiladu Ku Xoognaa Way Burbureen Sida Yemen,Lebya Iyo Somalia.

0
Tuesday March 07, 2017 - 13:11:22 in by Samiir Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamadii Nidaamka Qabiladu Ku Xoognaa Way Burbureen Sida Yemen,Lebya Iyo Somalia.

    Wadamadii Nidaamka Qabiladu Ku Xoognaa Way Burbureen Sida Yemen,Lebya Iyo Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadamadii Nidaamka Qabiladu Ku Xoognaa Way Burbureen Sida Yemen,Lebya Iyo Somalia.

dalka yemen wuxuu ahaa dal ku yaal gacanka bada cadmeed,isla markaasina leh marin biyood cajiiba oo la yidhaah baabul mandab,yemen waxa waligeed ku xooganaan jirey dhaqanka qabilada iyadoona ay power lahaan jireen odayaasha reeruhu,waligeed waa sidii ay ku dhisnaan jirtay,walow uu haystay madaxweyn digtaatara oo la yidhaahdo cali cabdale saalax,balse ugu danbayntii waxay qaaday dariiqii halaaga iyo burburka in badan waan ka xumahay,mar la isku duuduubo waxa u sababuun qabyaalada.dugsi ma leh qabyaaladi waxa dumise mooyee.


dalka lebya,waa dal dhaca woqooyiga afrika,waxana muddo badan ka talin jirey ninkii la odhan jirey mumaral qadaafi,dalkan oo ku hoos jiri jirey mustacmaraadkii talyaanigu,waxa iyadna la dafiri karin inay ku dhisnayd

ama ay ku xoog badnayd heerka qabiligu,ama dhanka qabyaalada,kadibna hadda waxay qaaday iyadna dariiqa yemen sida dalka aynu jaar nahay,ee somaaliya 91kii ay u burburtay,dhamaan marka la isku geeyo waxa xagaa muuqata in ay rumowday maahmaahdii murtidii timacada uu ku odhan jirey dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaanee.
dalkeena somaliland haddadan bahashu way dhex fadhfadhidaada,waxaad moodaa in hadda ay waliba xadhka goosatay,waxbadan oo laga xishoon jireyna la iska caadaystay,kaaga daranoo qabyaaladuba iska caadi noqotay,haddaba maahmaah ahayd gurigaaga hortiisana ood la dhigtaa,haddalkaa hortiina hafeefa la dhigtaa,haddaba waxaan kusoo xidhayaa bahashaasii haddii wax laga qaban waayo waxa ay leedahay khadar aad u badan haddaba yar iyo weynoow oday iyo caaqil dawlad iyo shiciboow labuun ku dadaala cidhibtirka qabyaalada iyo wax ka qabashada abaaraha maqaalkaga maantu waa intaas,dadkaa yemen inagu qaxay hala taakuleeyo maqaalkayga maantu waa intaas salaam

hamse riraash

hamseriraash@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip