DAAWO Xuska Heesaha Qaraamiga iyo Aamina Faarax
December 12, 2017
Latest Headlines:   _

DAAWO Xuska Heesaha Qaraamiga iyo Aamina Faarax

0
Sunday October 02, 2016 - 23:05:07 in by Samiir Cabdi
  • Visits: 1381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Xuska Heesaha Qaraamiga iyo Aamina Faarax

    DAAWO Xuska Heesaha Qaraamiga iyo Aamina Faarax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO Xuska Heesaha Qaraamiga iyo Aamina Faarax

Fanaanadda caanka ah ee reer Jabuuti Aamina Faarax Wabar ayaa beryahan danbe u jeesatay inay boodhka ka tunto heesihii hore ee qaraamiga ahaa oo ay ku luuqeyso.

Aamina Faarax oo fasax ku joogtay magaalada Hargeysa ayaa waxaa la kulmay oo fankeeda gaar ahaan qaraamiga ka wareystay weriyaha BBC ee magaalad hargiesa Axmed Saciid Cige.

Sheekadii dhexmartayna waxa ay ku bilaabanaysaa Aamina oo ka hadlaysa goorta iyo goobta ay fanka ku biirtay?

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip