Go'aanka Maxkadama Sare Oo Maanta Lagu Dhawaaqidoono...Muxuuse Noqon...Sii Akhri.
October 20, 2017
Latest Headlines:   _

Go'aanka Maxkadama Sare Oo Maanta Lagu Dhawaaqidoono...Muxuuse Noqon...Sii Akhri.

0
Sunday September 25, 2016 - 05:00:47 in by Web Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Go'aanka Maxkadama Sare Oo Maanta Lagu Dhawaaqidoono...Muxuuse Noqon...Sii Akhri.

    Hargaysa:(BNA)Warar hoose oo ay heshay shabakada caalamiga ah ee Batalaalenews.com ayaa sheegaya in go'aan kii mudada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(BNA)Warar hoose oo ay heshay shabakada caalamiga ah ee Batalaalenews.com ayaa sheegaya in go'aan kii mudada  todobaadka ah laga sugayay maxkamada sare ee ku saabsanaa muranka u dhexeeya labada garab ee xisbigaasi uu soobixi doono maanta oo taariikhdu tahay 27/09/2016ka.

Waxa kale oo wararkani ay sheegayaan in ay maxkamadu go'aamisay in golaha dhexe soodoorto murashaxa jagada madaxwayne ee xisbiga iyadoo daaqada ka laashay go'aankii ay hore u soo saartay gudida doorashooyinke qaranku,kaas oo ahaa in ay labada garab u qaybsadan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga si siman arinkaas oo uu ka biyo diiday gudoomiyaha xisbiga isagoo dacwadan maanta lafilayo iany soo baxdo u gudbiyay maxkamada sare.

go'aankan maxkamadu haduu sidan u dhaco way soo afjari doontaa muran in  mudo ah ka dhex taagnaa xisbiga Ucid...sababta oo ah go'aanka maxkamada oo aan waxba laga bedelikarin %99 .

Ku xidhnaw Shabakada Batalaalenews si aad u hesho warar sugan oo joogto ah...

Miiska warqabadka Hargaysa,Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip